2115 Views

Shirka Golaha amniga qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Shirka Golaha amniga qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 5, 2018 — Madaxda Dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa maamul Gobaleedyada ayaa maanta lagu wadaa in shir gaar ah uga furmo magaalada Muqdisho, Shirkaas oo ah Shirka Golaha amniga Qaranka ee Soomaaliya.

Shirkaan ayaa waxaa Shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaana ka qeyb gali doona Madaxda dowlad goboleedyadda iyo Guddoomiyaha gobalka Banaadir Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow.

Inta uu Shirkaan socdo ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa waxyaabihii ka qabsoomay Shirarkii hore ee dhexmaray dowladda Dhexe iyo maamulada Dalka ka jira.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment