1851 Views

Xildhibaanada Aqalka Sare oo guddi u saaray Xaaladda Cakiran ee Golaha Shacabka

Xildhibaanada Aqalka Sare oo guddi u saaray Xaaladda Cakiran ee Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________

Muqdisho   | QOL | March 17, 2018 —Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa go’aamo deg deg ah kasoo saaray Khilaafka xooggan ee u dhaxeeya xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

ka dib kulan maanta ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee xildhibaanada Aqalka Sare ayaa laga soo saaray baaq ku aadan in khilaafka si deg deg ah loo dhameeyo.

Qodobadda kasoo baxay kulanka Guddiga joogtada ah ee xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay xoghayaha Guud ee Aqalka Sare.

Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa sidoo kale guddi u saaray xaaladda Cakiran ee ka dhex taagan baarlamaanka golaha Shacabka Soomaaliyeed.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment