447 Views

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda CQS qeybta 27aad oo kormeeray furimaha dagaalka

Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda CQS qeybta 27aad oo kormeeray furimaha dagaalka
____________________________________________________________________________


khamiis: July 21, 2022

Makamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay goobaha ay ku suganyihiin ciidamadda qalabka sida, garahaan guutada sedexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka.

Mas’uuliyiinta kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda ciidamada qeybta 27aad Maxamed Amiin Aadan Cabdulle iyo abaanduulaha guutada sedaxaad Ismaaciil Kuulow Tuurre, kuwaasi oo warbixinno ka dhageystay saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida.

Mas’uuliyiinta ayaa kula dar daarmay inay u shaqeeyaan dadka, dalka iyo Diinta maadaama ay u dhaarteen in ay u shaqeyn doomaan shacabkooda.Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post