1893 Views

Wasiiradda arrimaha dibedda Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho

Wasiiradda arrimaha dibedda Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Oktoobar 17 2018–Wasiirada arrimaha Dibadda ee dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa gaaray magaalada Magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweyntooda ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

Booqashada Soomaalia ee wasiiradan ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay wadahadal ula yeelan lahaayeen dhiggooda dalka Soomaaliya iyo  sidii loosoo afjari lahaa xurgufta ka dhex taagan Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea.
Waxaa lagu waddaa in ay la kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo qeyb ka ah Madaxda wadda dadaallada Nabadda ee Jabuuti iyo Eritrea.

Hoggaamiyeyaasha wadamada geeska Afrika ayaa bilihii la soo dhaafay waday dadaallo lagu soo af-jarayo mad-madoowga siyaasadeed iyo muranadii xudduudaha ee Gobolka,iyagoo taasi bedelkeedana wada qorshayaal horumarineed.

1111 22220

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment