978 Views

Banaanbax Cabasho Ah oo Ay Dhigeen Ehelada Cabduqaadir Baaroyoq oo Laba Guri Looga Heysto Muqdisho Sawiro Muuqaal

Banaanbax Cabasho Ah oo Ay Dhigeen  Ehelada Cabduqaadir Baaroyoq oo Laba Guri Looga Heysto Muqdisho Sawiro Muuqaal
____________________________________________________________________________

June 6  2021

Waxaa Magaalada Muqdosho ka dhacay Banaanbax Cabasho ah oo ay dhigayeen ehelada Cabduqaadir Baariyow oo si sharcidaro ah  looga heysto Muddo 30 Sanno ku dhawaad laba guri oo kala ah  Baariyow One Baariyow Two

https://www.facebook.com/messenger_media?thread_id=100001514929759&attachment_id=829852560957922&message_id=mid.%24cAAAAAA9L8PmAEcFfiF54Hu-GYX04

Dadka Banaanbaxayey ayaa sitey Boorar iyagoo ku dhawaaqayey ereyo ay ka mid ahaayeen ” Guryaha Baariyow Waa In Ay Helaan CADAALAD” sidoo kale waxay dadkaas ku dhawaaqayeen “WAXAA MAXKAMADAHA UGA FADHINAA IN GURYAHAAS LOO CELIYOW CABDUQAADIR BAARIYOW, WALIBANA LAGA BIXIYA MAGDHOW MUDDADII DHEEREYD EE LAGU SHAQEYSANAYEY”

https://www.facebook.com/messenger_media?thread_id=100001514929759&attachment_id=829852560957922&message_id=mid.%24cAAAAAA9L8PmAEcFfiF54Hu-GYX04

https://www.facebook.com/messenger_media?thread_id=100001514929759&attachment_id=829852560957922&message_id=mid.%24cAAAAAA9L8PmAEcFfiF54Hu-GYX04

Banaanbaxaan Cabashada ah ayaa ku soo beegmey xili Xeer Ilaalinta, Maxkamada Gobolka Banaadir iyo midda Racfaanka ay xireen Kiiska Dacwada Guryaha Baariyow, wuxuuna maanta kiiskaas uu horyaalaa Maxkamadda Sare, waxayna dadka Cabanayey ay ka dalbadeen Maxkamada sare in ay si Cadaalad ah u qaadaan Dacwada Guryaha Baariyow oo muddo dheer yaaley Garsoorka dalka

Banaanbaxyadaan ee looga Cabanayo Guryaha Baariyow ayaa sii socon doona, iyadoo qaarkood ka dhici doonaan Gobolada Dalka ilaa ay Cadaalad helaan Guryaha Baariyow

https://www.facebook.com/messenger_media/?thread_id=100001514929759&attachment_id=829852560957922&message_id=mid.%24cAAAAAA9L8PmAEcFfiF54Hu-GYX04

https://www.facebook.com/messenger_media?thread_id=100001514929759&attachment_id=829852560957922&message_id=mid.%24cAAAAAA9L8PmAEcFfiF54Hu-GYX04

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post