861 Views

Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo kulan yeeshay

Guddiga joogtada Golaha Shacabka oo kulan yeeshay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  September 27 2020—Guddiga Joogtada  ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Kulankooda  Saddexaad ee Kalfadhiga 8aad ku yeeshay Xarunta Guddiyada Iyo Guddoonka Golaha.

Guddiga ayaa kulankooda waxaa ay uga hadleen Shuruucda taala  Golaha Shacabka iyo sidii loo kala horumarin lahaa ama mudnaanta loo lala siin lahaa si Xildhibaannada uga doodaan una meel mariyaan.

Sidoo kale Kulanka ayaa looga hadlay sidii Shaqada Baarlamanka loo Kordhin lahaa, Isla markaana inta Waqtiga Baarlamaanka ka harsan loo dardar Gglin lahaa tayada Waxbarashada dalka

Kulan Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxa Shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha  Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuday


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post