1479 Views

Dhagayso:-Musharx Xassan Xaji”Doorashada Waqtigii Loogu Talagalay Kuma Qabsoomi Karto”

Dhagayso:-Musharx Xassan Xaji”Doorashada Waqtigii Loogu Talagalay Kuma Qabsoomi Karto”
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Nofeembar 14, 2018 —Iyadoo Ay Doorashada Madxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xiligii Horre Loogu Qabatay Ay Inaga Xigto 3-Maalmood Ayaa Isa Sootaray Wararka Ku Aadan Dib Udhaca  Doorashada

Golaha Lamagac Baxay Isbadal Doonka Koonfur Galbeed Soomaalia Oo Ah Tira Murashaxiin ah Oo Doonaya In ay Dhaliyaan Isbadal Hogaamineed Ayaa Kulmo Gooni gooni ah Arinta Doorashada Kala yeeshay Xildhibaan,Iyo Wafuud Heer Caalami ah.

Musharax Xassan Xaji Ibraahin Oo Kamid Ah Murashaxiinta Ugu Cad Cad Ee Loosaadalinayo In Ay Doorashadan Ku Soobixi Karaan Oo Waraysi Siiyey Radio Kaah Ayaa Sheegay In Doorashada Waqtigeeda Aysan Ku Qabsoomi Karin Loona Baahnaanayo Mudo Kordhin Ay Layimaadaan Gudiga Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaalia

Musharaxa Ayaa Intaa Ku Daray In Faragalinta Doorashada Koonfur Galbeed Soomaalia Ay Ku Hayso Dowlada Dhexe Ee Dalka Tahay Mid banaanka Taal Balsa Ay Ugu Baaqayaan In Faragalinta Ay Kadayso Doorashada Oo Ah ,Mid Lagu Dhisayo Masiirka Shacabka Koonfur Galbeed Soomalia Ayuu yiri Musharax Xassan Xaaji Ibraahim

Sikasatab ha’ahaatee Dib udhaca Doorashada Koonfur Galbeed Ku Imanaya Ayaa Loosababeenayaa Faragalin Tooska ah Oo Ay Dawlada Dhexe Ay Ku Hayso Doorshada Madaxtinimo Ee Maamulka KGS iyo Sil siladii Iscasilaada Gudiga Doorshada Iyo tii madaxweynihii waqtigiisu idlaaday Ee Shariif Xassan Sheekh aadan

Halkan Ka Dhagayso

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment