669 Views

Jubaland oo digniin u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab

Jubaland oo  digniin  u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab
____________________________________________________________________________

Talaado: July 13, 2021

Jubaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan ay talaabo ka qaadi doonto.

Go’aankan ayaa waxaa soo saaray Golaha Amniga Jubaland oo maanta yeeshay shir uu guddoomiyay madaxweyne Axmed Madoobe, kaas oo looga hadlay arrimaha amniga doorashooyinka.

Jubaland waxay sheegtay in ay joogtaynayso shir maalinle ah oo looga hadlayo arrimaha amniga doorashooyinka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post