2994 Views

Biriq Xoolo ku leysay Galgaduud

Biriq Xoolo ku leysay Galgaduud
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Ku dhawaad 100 neef oo ari ah ayaa ku nafwaayay kadib Markii ay haleeshay Biriq degaan u dhow degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Xoolaha ayaa ku sugnaa degaanka Dabayoodley ee degmada Guriceel, Galguduud, waxaana la sheegay in roobab ay saacaddihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka da’aayeen.

Qoyskii ay arigooda haleeshay Biriq ayaa waxaa u haray 10 neef oo kaliya sidda ay sheegayaan maamulka degmada Guriceel.

 

0000200003 0111

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment