Biriq Xoolo ku leysay Galgaduud Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Ku dhawaad 100 neef oo ari ah ayaa ku nafwaayay kadib Markii ay haleeshay Biriq degaan u dhow…Read more »
Wafdi uu hoggaaminaayo Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare oo Gaalkacyo Gaaray Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doorto degaanada Galmudug ayaa hadda ka soo dagay garoonka diyaradaha ee Gaalkacyo.…Read more »
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Madax ka tirsan dalka Ingiriiska Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane,C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska kula kulmay madax ka…Read more »
RW Kheyre”Wasaarad kasta halbeegyadeeda shacabka waa ay ogaankaraan” Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shir Guddoominayay shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya, waxaana ra’iisul Wasaaraha…Read more »
Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka Mudug Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug halkaasi uu kula…Read more »
AMISOM oo dad Shacab ah ku dishay Balcad Posted on October 18, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 — Qaar ka mid ah dadka Shacabka ah ee ku sugan degmada Balcad ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in…Read more »
Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Posted on October 18, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | October 18, 2018 — Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka…Read more »
Somalia’s Major ICT Event came to a close with new product launches Posted on October 18, 2018 by Ali | 0 Comments Mogadishu | QOL | October 18, 2018 – Somalia’s first Information and Communications (ICT) exhibition came to a close late Wednesday after two days of…Read more »
Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne Posted on October 18, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | Oktoobar 18 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah furay dib-u-dhiska…Read more »