2049 Views

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka Mudug

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Saraakiisha Ciidanka Mudug
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 18, 2018 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa Maanta Booqday Saldhiga Ciidanka Booliska Galmudug halkaasi uu kula kulmay saraakiisha ciidamada amaanka Galmudug.

Ujeedka kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa uu ahaa sidii saraakiisha ciidamada ula hadli lahaa xaalada ammaan ee degaanada Gobolka mudug.

Saraakisha ciidamada ayaa Madaxweynaha u sheegay in xaalada ammaan hadda ay tahay mid wanaagsan islamarkana ciidamada ay u baahan yihiin gaadiiid ay ku shaqeyaan.

Madaxweynaha Galmudug ayaa ciidamada ku amaanay sida ay u xaqiijiyeen amniga guud ee gobolka Mudug wuxuna balan qaaday in ka maamul ahaan ay wax ka qabanayan cabashada ciidamada.

10 11 12 13

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment