504 Views

Muxuu Aqalka cad ee Mareykanka ugu yeeray dadka isticmaala TikTok?

Muxuu Aqalka cad ee Mareykanka ugu yeeray dadka isticmaala TikTok?
____________________________________________________________________________

 


Sabti: March 12, 2022

Sida laga soo xigtay Washington Post, Saraakiisha Aqalka Cad ayaa martigeliyay kulan gaar ah oo ay ka soo qeyb galeen 30 kamid ah dadka ugu saameynta badan TikTok si loola socodsiiyo farriimaha ugu dambeeyay ee Mareykanka ee ku saabsan Ukraine.

Shirkan ayaa waxaa qabtay Xoghayaha Warfaafinta ee Aqalka Cad Jen Psaki iyo la-taliyaha Golaha Amniga Qaranka Matt Miller.

Waxyaabaha laga hadlay ayaa waxaa mid ahaa “Himilooyinka istaraatiijiyadeed ee uu Mareykanka ka leeyahay gobolka”.

Ilaa hadda Dhowr ka mid ah xiddigaha bulshada ayaa bilaabay in ay wax ka soo qoraan xaalada Ukaraine.

Maamulka Biden ayaa siweyn u amiinsan TikTok maadaama da’yarta ay aad u isticmalaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post