1116 Views

Beesha caalamku oo sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay u qayb-sameen qabiilo, taas oo wax u dhimaysa hawshii loo xil saaray

Beesha caalamku oo sheegay in Ciidamada Xoogga dalka ay u qayb-sameen qabiilo, taas oo wax u dhimaysa hawshii loo xil saaray
____________________________________________________________________________

April 27-2021

Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in mudda kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dalka u horseeday qalalaase siyaasadeed iyo mid amni oo wiiqaya nabadda iyo xasiloonida waddanka

Beesha caalamku waxay sheegtay, in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay u qayb-sameen qabiilo, taas oo wax u dhimaysa hawshii loo xil saaray oo ahayd la-dagaallanka Argagixisada, waxaana ay tilmaameen in Ciidamadii dalka loo adeegsanayo xaqiijinta ujeedooyin siyaasadeed, taasina aan marnaba la aqbali karin.

Arintaan ayaa waxay ku soo aadaysaa xili saraakiil ka tirsan Ciidamada Somaliya ay u goosanayaan sidii ay uga garab dagaalami lahaayeen musharixiinta ku beesha ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post