381 Views

Dagaallo qadhaar oo weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine.

Dagaallo qadhaar oo  weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine.
____________________________________________________________________________

 

Sabti: June 18, 2022

 

Dagaallo qadhaar ayaa weli ka socda aagga Donbas ee bariga Ukraine.

Badhasaabka gobolka Luhansk, Serhiy Haidai, ayaa sheegay in xaaladdu adag tahay hase yeeshee la xakamaeeyey isagoo ka hadlayey dagaalka ka socda dariiqyada magaalada Severodonestsk oo ay ciidamada Ruusku gudaha u galeen iyo sidoo kale weerarro lagu hayo magaalada la olloga ah ee Lysychanks.

Dhanka kale madaxwayne Putin ayaa si kulul uga hadlay cunaqabateynada ay dalkiisa ku soo rogeen dalalka reer Galbeedka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post