825 Views

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo markale loo doortay kursi Xildhibaan

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo markale loo doortay kursi Xildhibaan
____________________________________________________________________________

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa weli ka socota Maanta doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, iyada oo goordhow la doortay kursiga labaad ee doorashada Maanta.
Gudoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku guuleystey Kursiga Nambarkiisa uu yahay Hop 189 ee Gollaha Shacabka, isaga oo helay Codad dhan 63 cod

Halka musharaxii la tartamayey ee Xasan Cali Maxamed uu heley Codad dhan 11
Wadarta guud Ergada waxay ahayd 74

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post