471 Views

Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalintii afaraad galay

Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood oo maalintii afaraad galay
____________________________________________________________________________

Waxaa maalintii afaraad galay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyada oo magaalada laga maqlayo hubka ay iswaydaarsanayaan ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka ee ku dagaalamayay halkaasi.

Wararka ayaa intaa ku daraya in ay magaalada ka go’een biyihii ka dib markii goobtii keydka biyaha ay waxyeelo ka soo gaartay dagaalka.

Waxaa dhanka kale sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dagaalka, xilli inta badan dadkii magaalada deganaa ay halkaasi ak qaxeen.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post