630 Views

Doorashada kuraas ka kamid ah Gollaha shacabka oo Maanta Dhuusamareeb lagu qabanayo.

Doorashada kuraas ka kamid ah Gollaha shacabka oo Maanta Dhuusamareeb lagu qabanayo.
____________________________________________________________________________


Sabti: February 12, 2022

Waxaa maanta lagu wadda in magaalada Dhuusamareeb ee casimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ay ka dhacdo Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka kuwaa oo kala ah, HOP #025 iyo Hop#081.

Kursigga kobaad ee HOP#025 waxaa kuwada Tartamaya musharixiinta kala ah Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) iyo Xasan Cali Cusmaan, kuwaa oo qaatay shahaadada Murashaxnimo, Waxaana sida muuqato Kursiga kusoo bixi doono Maxamed Abuukar Cali (Jacfar)

Kursigga Labaad ee HOP#081 oo Maanta Doorashadiisa lagu qabanato  Magaaladda Dhuusamareeb waxaa isna kuwada Tartamaya Musharixiinta kala ah: Cadar Cali Maxamed
Nasro Maxamed Dalabey kuwaa oo qaatay shahaadada Murashaxnimo, waxaan iyana sidda muqata uu kutsigaani gelli dooni wax tartan adag ah, iyadoona la filayo in ay kusoo baxdo Cadar Cali Maxamed.

Qaban Qaabada doorashada ayaa socota waxaan Goordhaw la filayaa in ay bilaabato Doorashada labada kursi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post