582 Views

Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Deyniile.

Qarax Miino oo ka dhacay Degmada Deyniile.
____________________________________________________________________________


Isniinfebruary 21, 2022

Faah-faahino Dheeraad ah ayaa kasoo baxayo Qarax nuuciisu yahay miinada Dhulka lagu aaso oo ka dhacay Degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir.

Goobjogayaal ayaa saxaafada u xaqiijiyay in Qarax oo ahaa minada dhulka lagu aaso uu ka dhacay ilinka hore garaashka EVECO ee degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Wararka Qaar ayaa sheegaya in Qaraxa oo ka dhacay Goob ay fadhiisan jireen Ciidamada Minishiibiyada uusan sababin Wax khasaare ah.

Sidoo kale Laamaha Amaanka Degmada Deyniile wali kama aysan hadlin Qaraxa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post