483 Views

Maxay tahay khatarta dhaqaale ee adduunka soo wajihi karto haddii Ruushku uu weerao Ukraine?

Maxay tahay khatarta dhaqaale ee adduunka soo wajihi karto haddii Ruushku uu weerao Ukraine?
____________________________________________________________________________

Talaado February 22, 2022

Weerar toos ah oo ay qaadaan ciidamada Ruushku waxa uu sababi karaa sameyn badan oo xagga tamarta iyo qiimaha cuntada ah ee aduunka , waxa uuna sii kordhin karaa cabsida sicir-bararka iyo maal-gashadayaasha, taa oo khatar gelineysa maalgashiga iyo kobaca dhaqaalaha caalamka.

Ruushka waa wadan ay ku nool yihiin 146 milyan oo qof ,waxaa uuna leeyahay hub aad u weyn oo nukliyeer ah, iyo sidoo kale waa wadanka shidaalka ay ka qaataan wadamada yurub iyo qaar badan oo kamid ah alaabta ceyriinka ah ee ay inta badan ku tiirsan yihiin warshadaha wadamo badan,laakiin si la mid ah Shiinaha, oo ah xarun wax soo saar leh Ruushka saameytiisa dhaqale sidaa uma u weyno.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post