450 Views

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Puntland oo isku shaandheyn iyo magacaabis sameeyay
____________________________________________________________________________

Khamiis: March 31, 2022

Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 19 ee 30-ka March 2022 kuna saabsan magacaabid iyo isku bedel xubnaha Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:  Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda shaqo. Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo dhammaystirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.

Markuu garawsaday: Shaqada baaxadda weyn leh ee shacabka Puntland ka sugayo xukuumadda. Marku la tashaday: Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland Wuxuu Xeeriyey:

Magacaabidda iyo isku bedelka xubnaha Golaha Xukuumadda Puntland oo ka kooban, Wasiiro, Wasiir kuxigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal, waxayna kala yihiin:

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post