996 Views

Xaadoole oo ku guuleystay doorashada kursiga Hop 106

Xaadoole oo ku guuleystay doorashada kursiga Hop 106
____________________________________________________________________________

Korneel Cusmaan Xaadoole oo Ka mid ahaa saraakiisha xooga dalka ayaa ka mid noqday Xildhibaanada golaha Shacabka ka dib doorasho ka dhacday Jowhar.

Xaadoole ayaa ka mid ahaa sidoo kale Saraakiishii ciidanka badbaado Qaran waxaa uu ku guuleystay Kursiga Hop 106.

Wuxuu kusoo baxay wareega koowaad ka dib markii uu helay 56 cod .

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post