3060 Views

AKHRISO:-Gudoomiye Jawaari oo beeniyay in uu is casilaayo

AKHRISO:-Gudoomiye Jawaari oo beeniyay in uu is casilaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL  |  April 01, 2018 War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa looga soo horjeestay warar sheegaya in uu is Casili doono Gudoomiye Jawaari oo hadda uu ka yaalo Mooshin muran badan dhaliyay, kaas oo khilaafkii ka dhashay uu hareeyay dhamaan hay`adaha Dowlada, kadib markii ay ku milmeen.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararkaas been abuurka ah oo saacadihii la soo dhaafay hareeyay baraha bulshada.

Waxaa bulshada lagu wargeliyay inay ka fogaadaan wararka been abuurka ee lagu marin habaabinayo shacanka.

vvvvvvvvvv

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment