972 Views

Askari Muqdisho ku dilay Caawa wiil dhalinyaro ah

Askari Muqdisho ku dilay Caawa wiil dhalinyaro ah
____________________________________________________________________________

Askari katirsan Ciidamo Dowladda ayaa Caawa Isgoyska Kuliyadda Jaalle Siyaad ee Wadada Warshadaha ku dilay Daa’uud Cadar Cilmi oo ahaa Wiil dhallinyaro ah oo mooto bajaaj ku shaqeysta.

Wiilkaan oo deganaa xaafada Raadeelka ee degmada Dayniile ayaa ahaa Aabe korinayay Carruur yar yar,.

Waxaa Meydka Marxuumka loo qaaday xarunta Dambi baarista CID-da.

Askariga dilka geystay ayaa Goobta ka baxsaday.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post