765 Views

Dad tiro badan oo hore uga qaxay Ukraine oo hadda ku soo laabanaya

Dad tiro badan oo hore uga qaxay Ukraine oo hadda ku soo laabanaya
____________________________________________________________________________

Axad: April 17, 2022

Markii ugu horeysay tan iyo bilowgii dagaalka Ukraine, tirooyinka socdaalka ee dawladda Polish-ka ayaa tilmaamaya in dad badan ay ku soo laabanayaan dalka iyaga oo sii maraya Poland marka loo eego kuwa ka baxaya.

Waxaa sii kordhaya tirada dadka soo laabanaya tan iyo markii ciidamada Ruushka ay isaga baxeen waqooyiga magaalada caasimadda ah ee Kyiv.

Sabtidii, (19,200) sagaal iyo toban kun iyo laba boqol ayaa Poland ka yimid Ukraine laakiin (22,000) laba iyo labaatan kun ayaa dhinaca kale u safray.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post