477 Views

Puntland oo Guddi baaris ah u xil saartay weerarkii ka dhacay G/Mudug

Puntland oo Guddi baaris ah u xil saartay weerarkii ka dhacay G/Mudug
____________________________________________________________________________

Axad: April 24, 2022

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa u magacaabay Guddi baaris ku soo sameeya dhacdadii ka dhacday Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Guddiga uu magacaabay Axmed Karaash waxaa ay iskugu jiraan Golaha Wasiirada Puntland, laamaha Amniga & Xer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin, iyaga oo gaaraya ilaa 6 xubnoo.

Dhawaan ayey ahayd markii Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Gobolka Mudug ay weerar ku qaadeen xili habeen oo afur ah Hoyga Hoyga Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo uu ku sugnaa Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Cabdi Saciid Muuse, iyadoo uu dhaawac culus kasoo gaaray weerarkaas Nabaddoon Yaasiin Cabdisamad iyo Taliye ku-xigeenka qeybta Booliska ee Gobolka Mudug.

Hoos ka Akhriso Guddiga uu magacaabay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland:

Waxaan guddi baaris kusoo sameeya u magacaabay dhacdadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

1: Cabdullaahi Cabdisalaan Xasan. (Wasiir ku xigeenka Amniga iyo DDR). Gudoomiye

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post