387 Views

Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen guddoonka aqalka Sare ee BS?

Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen guddoonka aqalka Sare ee BS?
____________________________________________________________________________

 Sabti: April 30, 2022

Maan waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, xili uu shir guddoon ka ahaa Guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo xilkaas markale loo doortay.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in anjendaha kulan uu ahaa:

1- Warbixin guud ee Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ee howlaha wax-qabad ee hortbinta u leh Aqalka Sare.
2- diyaarinta warbixinta guud ee Wax-qabadka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 10aad.
3- Diyaarinta Ajandaha kulanka 3aad, Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare.

Sidoo kale, kulanka guddoonka aqalka Sare waxaa qeyb ka ahaa Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post