756 Views

Suuriya oo quburo miinooyinka sameeya u diray Ruushka.

Suuriya oo quburo miinooyinka sameeya u diray Ruushka.
____________________________________________________________________________

Isniin: May 23, 2022

llaa 50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ayaa ku sugan dalka Ruushka, iyaga oo wada shaqayn la sameeyay ciidamada dalkaas oo dagaal kaga jira Ukraine.

Arrintan waxaa tabiyay wargeyska Guardian ee kasoo baxa Ingiriiska, isaga oo soo xiganaya saraakiil reer Yurub ah oo xog ogaal ah.

Xeeldheerayaashan ayaa sameeyay bambaanooyinkii lagu burburiyay inta badan dalka Suuriya xilligii dagaalkii sokeeye uu dalkaasi ka socday. Waxaana lagu wadaa in bambaanooyinkan loo adeegsado dagaalka Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post