366 Views

R/wasaaraha Itoobiya oo gaaray Abuja

R/wasaaraha Itoobiya oo gaaray Abuja
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiu Axmed oo safar ugu ambabaxay dalka Nayjeeriya isagoo maanta gaaray halkaas.

Raisul Wasaaraha waxaa safarkiisa uu ku joogo dalka Nayjeeriya ku wehlinaya marwada Kowaad ee dalkaas Marwo Zinaash Tayaajew, iyadoo uu dalkaas ku soodhaweeyay Madaxwaynaha dalka Nayjeeriya Maxamadu bukhaari.

Waftiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqasho laba maalmood ah ku joogi doona dalka Nayjeeriya gaar ahaan  magaalada Abujaa ee Caasimada dalkaas, iyagoo halkaas ka bilaabi doona kulamo ay la qaadanayaan madaxda dalkaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post