366 Views

Madaxweyne Putin oo saxiixay sharci lagu qaadayo xaddidaadda da’da askarta Ruushka looga mid noqon karo

Madaxweyne Putin oo  saxiixay sharci lagu qaadayo xaddidaadda da’da askarta Ruushka looga mid noqon karo
____________________________________________________________________________

Sabti: May 28, 2022

 Madaxweyne Putin ayaa saxiixay sharci lagu qaadayo xaddidaadda da’da askarta Ruushka looga mid noqon karo.

Sharcigan uu madaxweynaha qalinka ku duugay uu Arbacadi baarlmaanka dalkaasi meel mariyey ayaa oggolaanaya dadka ay d’dooa 40 jir ka weyn tahay iney askarinimo isu qori karaan.

Ciidamada qalabka sida ee Ruushka ayaa aad ugu dadaalaya in ay qortaan askar badan ka dib markii uu khasaara lixaad leh uu ka soo gaaray dagaalka Ukraine.

Moscow ma aysan sheegin tirada askarteeda dagalka ku waxyeellowday, balse Ukraine ayaa sheegtay in ku dhawaad 30,000 oo askari oo Ruush ah dagaalka lagu dilay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post