420 Views

Maamulka Mareykanka oo ganacsade Ruush ah, Roman Abramovich ku soo oogay dacwad ah inuu labo diyaaradood oo asal ahaan laga lahaa Mareykanka uu ku tagay Ruushka

Maamulka Mareykanka oo  ganacsade Ruush ah, Roman Abramovich ku soo oogay dacwad ah inuu labo diyaaradood oo asal ahaan laga lahaa Mareykanka uu ku tagay Ruushka
____________________________________________________________________________

 

Talaado: June 7, 2022

 

Maamulka dalkaas Mareykanka ayaa ganacsade Ruush ah, Roman Abramovich ku soo oogay dacwad ah inuu labo diyaaradood oo asal ahaan laga lahaa Mareykanka uu ku tagay Ruushka isagoo aan wax ruqsad ah haysan.

Sida ku qoran waraaqaha maxkamadda, dacwad oogayaasha Federaalka ayaa hadda doonaya in ay qabtaan labadaasi diyaaradood.

Shati ayaa diyaaradahan looga baahan yahay sababo laxiriira cunaqabataynta uu Maraykanku ku soo rogay Moscow si uu uga jawaabo duulaanka Ukraine ay ku qaadday.

Abramovich oo ah ninkii lahaa Naadiga Chelsea ayaa horay cunaqabteyn kooxdiisa ugu soo rogtay dowaladda UK, taasi oo keentay in uu go’aansado in uu iska iibiyo Chelsea .

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post