747 Views

Saraakisha Booliska oo lafaray in ay Sugaan amniga xafladda caleema saarka Madaxweynaha

Saraakisha Booliska oo lafaray in ay Sugaan amniga xafladda caleema saarka Madaxweynaha
____________________________________________________________________________

.

 Arbaco: June 8, 2022

 

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa faray dhamaan hogaanadda Booliska, Saraakiisha, iyo taliye xigeenadda Ciidanka Booliska in ay sugaan ammaanka xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha 10-aad ee JFS xassan Sheekh Maxamuud.

Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay Taliye Xijaar in ay sugaan amnigga Caasimadda dhamaan Booliska gobolka, inta ay socoto xaflada caleema saarka Madaxweynaha.

Waxa uu kaloo dheegay in ay sameeyn doonaan madaxda sare ee Booliska kormeero ay ugu kuur galayaan sida uu u dhaqan galay Amarka kasoo baxay Taliyaha booliiska.

Sidoo kale Taliyaha aya xusay in ay cidii k maqnaata goobaha loo cayimay ay kula xisaabtami doonaan.

Hadalkaan ayaa imaanayo xili la filayo in maalinta berri oo khamiis ah 9ka bisha in ay dhacdo xaflada caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post