597 Views

Guddiga doorashada Hir-shabelle oo shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka

Guddiga doorashada Hir-shabelle oo shaaciyay 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________


Axad: January 16, 2022

-Guddiga Hirgalinta Maamulka Doorashada  Hirshabeelle (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Galaha Shacabka ah, kuwaas oo dhawaan doorashadooda la qaban doono.

Waa xubnihii ugu horeeyay oo ay shaaciyaan Guddiga Hirgalinta Maamulka Doorashada Hirshabeelle, kuwaa oo kamid noqon doono Golaha Shacabka, Waxaana heshiis dhawaan Muqdisho Golaha wadatashiga qaran ku gareen dhigayay in doorashadda Golaha Shacabka lasoo gabogabeeyo 25 bisha labaad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post