753 Views

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Madaxweynaha Jubbaland oo  kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.
____________________________________________________________________________

Sabti: January 1, 2022

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay arimaha doorashooyinka iyo sidii qaramada Midoobay ay u tageeri lahayd dadaalada socda.

Xubnaha beesha caalamka ayaa kulamo ay la qaadanayaan madaxda maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Muqdisho,kuwaasi oo Muqdisho u yimid si ay ugu qeyb galaan shirka golaha wadatashiga qaranka oo horey uu u iclaamiyay R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post