468 Views

SomaliREN oo hirgelisay adeegga eduroam oo bahda waxbarashada iyo cilmibaarista Soomaaliyeed u suuragelinaya in ay Internet lacag la’aan ah ka helaan 100 dal ka badan

SomaliREN oo hirgelisay adeegga eduroam oo bahda waxbarashada iyo cilmibaarista Soomaaliyeed u suuragelinaya in ay Internet lacag la’aan ah ka helaan 100 dal ka badan
____________________________________________________________________________

Axad: June 18, 2022

Shabakadda cilmibaarista iyo waxbarashada ee SomaliRen oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in Soomaaliya uu soo gaaray adeegga Eduroam oo ah adeeg suurtogelinaya in cilmibaarayaasha iyo ardayda jaamacadaha ay dalalka uu adeeggan ka shaqeeyo si bilaash ah internet uga heli karaan goobaha waxbarashada, xarumaha cilmibaarista, maktabadaha iyo garoommada caalamka.

Adeeggan oo ka jira in ka badan 100 dal oo adduunka daafihiisa ah ayaa waxay shabakaddu sheegtay inuu faa’iido weyn u yahay ardayda iyo cilmibaarayaasha Soomaaliya.

Injineer Axmed Siyaad, oo ah madaxa farsamada ee shabakadda SomaliRen ayaa BBC-da uga waramay waxtarka adeeggan,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post