312 Views

Cumar Cabdirashiid “ Puntland ma waxay isku dayeysaa inay u dhaqanto sidii dal madax-banaan markii ay celisay ku-simaha Madaxweynaha

Cumar Cabdirashiid  “ Puntland ma waxay isku dayeysaa inay u dhaqanto sidii dal madax-banaan markii ay celisay  ku-simaha Madaxweynaha
____________________________________________________________________________

Isniin: July 11, 2022

Raysalwasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa wixii maanta ka dhacay Bosaaso ku tilmaamey in Puntland is ilowdey oo ay is moodeyso dal madaxbanaan.

Puntland ma waxay isku dayeysaa inay u dhaqanto sidii dal madax-banaan markii ay diideen in ay soo degto ku-simaha Madaxweynaha ahna ku xigeenka Golaha Shacabka, si gargaar loo baahan yahay loo gaarsiiyo magaalada Boosaaso? Tallaabooyinka noocaas ah ayaa keenaya muhimadda ay leedahay in degdeg loo dhameystiro Dastuurka Federaalka, qaab siyaasad loo dhan yahay

Raysalwasaare Sharmaarke ayaa sheegay in arimaha caynkan oo kale ah ay sababayaan in la dedejiyo in dastuurka la dhamaystiro, si qolo kasta xadkeeda u ogaato

In Xildhibaan ah sii hayaha Madaxweynaha ah afhayeenkii Baarlamaaka diyaaraddii uu saarnaa hawada sare laga celiyo ayuu ka dhigey wax aan la qaadan karin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post