861 Views

Somaliland oo Cabasho Sucuudiga u gudbisay

Somaliland oo Cabasho Sucuudiga u gudbisay
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Xukuumadda Somaliland ayaa ka biyo diiday tirada sannadka laga siiyay dadka tegaya Xajka.

350 qof ayaa la siiyay tirada sannadka tegaya Xajka.

Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda Soomaaliya in aanay si caddaalad ah u qaybin tirada la siiyay Soomaaliya iyo Somaliland oo dhan shan kun laba boqol iyo lix Xaaji. Boqolkiiba 40% ayay doonaysay Somaliland in la siiyo.

Dawladda Sacuudiga ayay Somaliland u gudbisay cabashadeeda sida Wasiirka Diinta iyo Aw-qaaftu sheegay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post