642 Views

Wasiiradda Difaaca dalalka Masar iyo Soomaaliya oo ka Heshiiyay Arima Xasaasi ah

Wasiiradda Difaaca dalalka Masar iyo Soomaaliya oo ka Heshiiyay Arima Xasaasi ah
____________________________________________________________________________

Talaado: July 25, 2022

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabdulkadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhigiisa dalkaas Masar, Jeneraal Maxamed Axmed Zaki, waxayna ka wada hadleen xoojinta iyo iskaashiga laba wasaaradood.

Wasiirka Gaashaandhigga JFS Cabdulkadir Maxamed Nuur ayaa dhigiisa Masar uga mahadceliyay tageerada iyo walalnimada soo jireenka ah ee ka dhaxeysa labada dowladood.

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku sugan Masar waxaana wafdiga ka mid ah Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac, waxuuna masar kala hadlay Hoojinya dhanka iskaashiga Ee Labada wasaaradood

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post