441 Views

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo ka shiray dib u habeynta Maaliyadda

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo ka shiray dib u habeynta Maaliyadda
____________________________________________________________________________

Isniin: AUGUST 29, 2022

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Bangiga aduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson.

Wasiirka Maaliyadda iyo Wakiilka Bangiga Aduunka ayaa ka wada hadlay hannaanka dib u habeynta maamulka Maaliyadda iyo horumarka Soomaaliya ka sameynayso.

“Waxa aan maanta shir muhiim ah oo miro-dhal ah la qaadanay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson iyo wafdigii ay hogaaminaysay oo nagu soo booqday xarunta Wasaaradda Maaliyadda” ayuu yir Wasiir Cilmi.

Isaga oo sii hadlaya ayaa waxaa uu yiri “Waxa aan ka wadahadalnay qorshaha socda ee dib-u-habeynta Maaliyadda iyo mashaariicda taageerada ah ee Bangiga uu ka fuliyo gudaha Soomaaliya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post