312 Views

Soomaaligii la kulmay boqorad Elizabeth- magaalada London ee qasriga Buckingham place

Soomaaligii la kulmay boqorad Elizabeth- magaalada London ee qasriga Buckingham place
____________________________________________________________________________


Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022

Xasan Adan Axmed, oo ah xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland, ayaa ka mid ahaa wufuud kula kulantay qasrigeeda magaalada London ee qasriga Buckingham place, oo gacan qaaday boqoradda UK Queen Elizabet-da Labaad, 23-kii bishii Febraayo ee sanadkii 2015-kii.

Xeer ilaaliye Xasan Adan Axmed, ayaa wuxuu kaga qayb galayay xilligaasi London shir caalami ahaa oo ku saabsanaa garsoorka, oo dalal badani ay ka qeyb galeen, oo dhawr cisho socday.

Shirka ayaa lagu qabtay hoolka weyn ee WestMinister. Waxaa kasoo qeyb galey 120 dowladood.

Wufuuda shirka ka qeyb galaysa ayaa kor u dhaafey laba kun, iyadoo dad kooban, oo uu ku jiro Xasan Aadan ay la kulmeen boqorad Elizabeth-da Labaad.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post