366 Views

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo Madaxweyne Xasan shekh oo gaaray gaaray munaasabadda aaska boqorad Elizabeth

Madaxweynaha Mareykanka  Joe Biden iyo Madaxweyne Xasan shekh oo gaaray gaaray munaasabadda aaska boqorad Elizabeth
____________________________________________________________________________

Isniin: SEPTEMBER 19, 2022

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa gaaray macbadka lagu qabanyo munaasabadda aaska boqoradda.

Biden ayaa bishii June ee sanadkii hore boqoradda kula kulmay qalcadda Windsor halkaas ay ku wada shaaheeyeen kadib markii uu ka qeybgalay shirkii dalalka G7 ay ku lahaayeen dalka UK.

Boqorad Elizabeth ayaa la kulantay 13 kamid ah 14 madaxweyne ee ugu dambeeyay ee soo maray Mareykanka.

Ku dhawaad 500 madaxweynayaal iyo mas’uuliyiin kale oo ka socda UK iyo caalamka ayaa ka qeybgalaya munaasabadda aaska boqoradda ee ka dhaceysa macbadka Westminster.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post