309 Views

Ruushka oo duqeymo hor leh ku qadaay Casimadda Ukraine ee kiyev

Ruushka oo duqeymo hor leh ku qadaay Casimadda Ukraine ee kiyev
____________________________________________________________________________

Khamiis: DECEMBER 15, 2022

Ruushka ayaa qaaday mowjado cusub oo duqeymo ah oo uu ka geystay caasimadda Ukraine ee Kyeev.

Duqa caasimadda Vitali Klitschkoayaa sheegay in adeegyo deg deg ah loo diray degmo ku taalla magaalada.

Maamuleyaasha ayaa sheegay in difaaca cirka ay soo rideen 13 drone ayna firirikooda ku dhaceen afar dhisme iyo xafiisyo dowladdu leedahay oo ku yaalla degmada Shevchenkivsky.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post