285 Views

Fannaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis-ababa

Fannaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis-ababa
____________________________________________________________________________

Talaado: DECEMBER 27, 2022

Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday fanaan Cabdinaasir Macallin Caydiid. halkaas oo xaalad caafimaad loogu qaaday.

Marxuunka ayaa la sheegay in muddo ah uu u jiifay xannuun, kaas oo ugu dambayntii xalay u geeriyooday.

Cabdinaasir Macallin Caydiid waxa uu ahaa laxamiste iyo heesaa qaaday heeso dhawr ah oo aad loo jacaylyahay oo ay ka mid ahaayeen Nabsi oo uu lahaa Xuseen Rooble ( Xaa-Gujis) iyo kuwo kale oo ay qaarkood ka hadlayeen noloshiisa gaarka ahayd.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post