Warmurtiyeedkii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo Puntland oo diidey laba qodob oo ka mid ah
WAR-MURTIYEED Khamiis: 29 December 2022 HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 4aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas…