1014 Views

Madaxweynaha Jubbaland oo amray in la joojiyo dagaalka Duleedka Kismayo

Madaxweynaha Jubbaland oo amray in la joojiyo dagaalka Duleedka Kismayo
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 4, 2020 –Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa amray in si deg deg ah loo xoojiyo dagaal beeleedka duleedka Magaalada Kismaayo oo dad badan ay ku dhinteen.

 

Waxaa uu sidoo kale sheegay Madaxweynaha Jubbaland ay jiraan gacmo ka baxsan maamulka Jubbaland oo dhibaato ku haya dadka degaankaasi, islamarkaana ay tilaabo ka qaadi doonaan.

 

 

 

Madaxweynaha ayaa xusay in maamulka Jubbaland ay Ciidamo kala dhex dhigi doonaan beelaha ku dagaallamaya duleedka Kismaayo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment