417 Views

magaalada Laascaanood oo si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali

magaalada Laascaanood oo si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali
____________________________________________________________________________

Isniin: January 23 2023

Waxaa maanta  magaalada Laascaanood si wayn loogu soo dhoweeyay Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali .

Garaadka ayaa magaalada  laascaanood waxaa ugu danbaysay 15-Sanno ka hor, wuxuuna ka qayb galayaa shirka  Madaxda dhaqanka iyo waxgaradka deegaanka uga  ka furmaya magaalada Laascaanood.

Kumanaan kamid ah shacabka magaalada ayaa maanta isugu soo baxay soo dhowaynta Garaadka oo siwayn looga dareemay magaalada.

Arimaha Cajiib ah  ee maanta lagu arkay magaalada Laascaanood waxaa kamid ah Calankii ugu dheeraa ee Soomaaliya lagu arko oo ay dadku safka la istaageen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post