261 Views

DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed

DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay  dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1444/2023 inay soo gudbistaan codsiyadooda, soona buuxiyaan shuruudaha loo dejiyay tartanka Daabulista xujeyda ka hor 18. 04. 2023.

Wasaaradda ayaa sheegtay in shuruudaha oo gaaraya ilaa 13 qodob  Shirkadihii soo buuxin waaya aysan qeyb ka noqon doonin tartanka daabulada xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 2023.

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha laga doonayo Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post