Muqdisho | QOL | May 31, 2016 – Xulka Biljam waxa uu ka mid yahay Xulalka ugu adag ee ka qeyb galaya Euro 2016 waxaana Xulka ka maqan Koobka Euro 2016 faranca ka bilaaban doona 10 juun 2016 Kabtankoodii Difaaca uga ciyaarayay Kabtan Kombany oo u safta Kooxda Man City ee Wadanka Ingiriiska kaasoo ku dhaawacmay Lugtii 2 ee sami Finalka Champions League oo ay Kooxdiisa Man city Martida u aheyd Kooxda hantay Koobka Markeedii 11 Real Madrid,waxaana maqanaanshaha Kabtan Kombany ay Fursad u siineysaa Hujuumyada ka soo horjeeda Biljam inay abuuraan Kubado ay ku weeraraan Goolka Biljam Maadaama Darbigii isku dhigayay u maqan Yahay.
Goolhayaasha:
Thibaut Courtois | Chelsea |
Jean-Francois Gillet | KV Mechelen
Simon Mignolet | Liverpool |
Daafaca
Toby Alderweireld | Tottenham |
Dedryck Boyata | Celtic |
Jason Denayer | Galatasaray
Bjorn Engels | Club Brugge |
Nicolas Lombaerts | Zenit |
Jordan Lukaku | KV Oostende
Thomas Meunier | Club Brugge |
Thomas Vermaelen | Barcelona |
Jan Vertonghen | Tottenham
QADKA DHEXE
Mousa Dembele | Tottenham |
Marouane Fellaini | Manchester United |
Radja Nainggolan | Roma |
Axel Witsel | Zenit |
WEERARA
Michy Batshuayi | Marseille |
Christian Benteke | Liverpool |
Romelu Lukaku | Everton |
Kevin De Bruyne | Manchester City |
Eden Hazard | Chelsea | Forward |
Dries Mertens | Napoli | Forward |
Divock Origi | Liverpool | Forward |
Yannick Ferreira Carrasco | Atletico Madrid
.
_____________________________________________________________________________________
Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia
_____________________________________________________________________________________