144 Views

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo saartay xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha

Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo saartay xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha
____________________________________________________________________________

Mogadishu – Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay xeer ra’iisul wasaare Lr 148 xeerkaas oo ah qiimeynta howl-gudashada shaqaalaha dowladda.

Qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha XFS halkaan hoose ka akhriso.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post