447 Views

Madaxweyne Hassan oo booqan doono xarunta TURKSOM ee Muqdisho goor dhaw

Madaxweyne Hassan oo booqan doono xarunta TURKSOM ee Muqdisho goor dhaw
____________________________________________________________________________

Axad: JULY 31, 2022

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud Madaxweynaha dalka ayaa maanta booqan doono xarunta TURKSOM ee Muqdisho

Xalay waxaa la adkeeyay Amaanka magaalada iyo Goobaha cabsida lagaqabo in laga soo tuuro hoobiyaasha oo kala ah duleedyada Gobalka Banaadir

Sidoo kale Wadooyinka qaar ayaa hadda lasii dhigay Askar aad u diyaarsan kuwa qaar iyagana Subaxdi hore ayaa la xeri donaa

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post