219 Views

Ciidamadda Xoogga dalka oo bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay ku lahayd bariga gobolka Galgaduud

Ciidamadda Xoogga dalka oo bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay ku lahayd bariga gobolka Galgaduud
____________________________________________________________________________

Ciidanka xooga dalka ayaa burburiyay fariisimo Alshabaab  ku lahayd  Ceel biyoodyo ku yaalla magaalo Dalxiiseedka Budbud ee Gobolka Galgaduud.

Taliyaha Guutada 4aad ee qaybta 27aad Kornayl Saneey Cabdulle ayaa sheegay in Alshabaab ay ugu galayaan Gododka iyo Geedaha ay ku dhuumaaleeysanayaan.

Taliyaha ayaa sheegay Intii uu socday howlgalka Ciidamada ay  bixiyeen Miinooyin Alshabaab ay geliyeen Jidadka ugu mashquulka badan ee ay isticmaalaan shacabka Gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha dhexe Kaas  oo  isku  xira Wabxo, Budbud iyo Galcad.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post